
Siyaasad
Safarka RW Xamse ee Sool: Meeqaam Siyaasadeed iyo Midnimo Qaran
Maxamed Siciid Faarax11 May 2025

2 maqaal
Maxamed Siciid Faarax waa aqoonyahan iyo Aasaasaha iyo Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista iyo Horumarinta ee HADAF, oo xarunteedu tahay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. Waxa uu caan ku yahay u-dodista arrimaha bulshada, maamulista mashaariicda horumarinta, iyo isku-xirka deeqaha iyo mucaawinooyinka ka yimaada jaaliyadaha dibadda si loogu caawiyo dadka d dhibaataysan. Aqoonyahankan oo wax ku soo bartay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) iyo Jaamacadda Caalamiga ah ee Suudaan (SIU), waxa uu door firfircoon ka qaataa wacyigelinta bulshada iyo dhiirrigelinta waxbarashada ee deegaanka Puntland.

